Amana Port Construction Enterprise waa shirkad hawsheedu tahay dhisida dakadaha. Kana dhexeysa Quburo Jarmal iyo Soomaali ah, Saldhigeeduna yahay Germany.

Dhawaan ayay bilaabi doontaa--Insha'Allah-- dhismaha deked caalami ah oo ay ka hirgalin doonto magaalada Hobyo.

Sidoo kale ayay diyaar u tahay in deked ka dhisto goob walba oo baahi Dekedeed qabta, laga soo bilaabo Saylac ilaa Raaskombooni.

Hadaba Shirkada Amana Port Construction Enterprise waxa ay balan qaadeysaa in deked caalami ah ay mudo 2 bilood ilaa 6 bilood kaga hirgaliso meel walba oo Soomaaliya ah.

Cidii daneynaysa in ay ka faa’iideystaan Shirkada Amana Port Construction Enterprise, hakala soo xiriiraan cinwaankeeda.



Email: amanaport@gmail.com

ama

Guji halkan