TACSI: "INNAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJACUUN "Shiikh C/raxmaan Macalin Daahir"

KULU NFSIN DAAIQATUL MOOWT,

 INAA LILLAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN

ANAGOO AH DHAMAAN EHELADA HOOS KU QORAN WAXAAN KA TACSIAYAYNAYNAA GEERIDII KU TIMI SHEIKH ABDIRAHMAAN MOALIM DAAHIR, MAANTA OO TAARIIKHDU TAHAY 07/31/2010 KUNA GEERIYOODEY MAGAALADA GAROOWE.

SHEEKHA OO XANUUNSANAA IN MUDO AH WAXAAN LEENAHAY DHAMAAN EHELKA OO DHAN GAAR AHAAN REER MOALIM DAAHIR CALI BOSS, ALLAH SAMIR IYO IMAAN HANAGA SIIYO ISAGANA JANATUL FARDOWSA ALLAH HA UGA DHIGO GURI.

AAAMIIN AAMIIIIN.AAAMIIN.
ALI MOHAMED MOHAMUD (ALI HAREED).
ABDULLAHI ALI HAJI.
ABDULLAHI AHMED ALI EID.
ABDINAASIR MOHAMED GUREY.
ALI SHEIKH MURSAL.
Mohamed Ali Muuse
C/raxmaan C/qaadir Abshir
Xaamid C/Qaadir Abshir
Hiiraan Omar Yare
Mohamed Omar Yare
Yusuf Ahmed Ali
Ciise Cali Macalim
Mahad Cali Maslax
C/Futaax Mohamed Dhafuuje
Mohamud Cabdi Xaashi
Faadumo Cali Muuse
Fowsiya Jama dhafuuje
Shamis Abdulkadir Abshir
Caaliyo Abdulkadir Abshir
Haliimo siciid Mohamud Aw-ciise
Xaliimo Sheekh Mursal
Asho Said Dhegcas
Abshiro Gaarhaye
Ruqiya Ahmed Ali
Ruqiya Mohamed Xasan
Shugri Carabduur
C/qafaar Mohamed Moalim
C/casiis Mohamed Moalim
C/raxiim Mohamed Moalim
Siciido Carabduur
Muno Mohamed Moalim
AbdiAziz Ali Moalim
Xaawo Xusen Xaashi
Shukri Osman Sh, Mursal
Sharmaarke Yusuf Gacayte
Mohamed Abdi Ali Haji
Hussein Hashi Mohamed (Sirqiye)





Heshiiska TFG iyo SKA Air Logistics Qalinkii "Shakiib Dhowre"

Qaramada Midobey oo Sheegtay Dalka Somaliya In Kaalinta koowaad uu Ka galay Dalalka Ugu Qaxootiga Badan Caalamka

Daadad Lixaad Leh oo Ku Dhuftay Waqooyi Barri Dalka Ethopia

Xukumada Turkiga oo Shaaca Ka qaaday In xiriirka Diblumaasi ay Ujarayso Xukumada Yuhuuda

Muraayada Dalkeena ee Muqdisho oo Ku waa Bariisatay Dagaalo & Duqaymo xoogan

Guurtida Somaliland oo fadhi maanta ka yeeshay muddo kordhinta Golayaasha Baarlamaanka iyo Deegaanka

R/Wasaare Sharmaake oo Kulamo Nayrobi Kula Qaadanaya Madax Ka Socota QM

Deeganada Puntland oo ay ku soo Badanayaan Dadka aaminsan Diinta Masiixiga

Ciidamo farabadan oo Ka tirsan Xarakada Al-shabaab una soo Idlaaday Tababar oo Maanta Lagu Soo Bandhigay Magaalada Muqdisho

Madoobe Nuunow oo Ku Tilmaamay Khilaafka soo kala dhexgalay Madaxda dowlada Ugu sareeysa Mid nasiib daro ah

Madaxweyne Siilaanyo oo Guurtida kaDalbaday Muddo u Kordhinta Golaha Wakiilada iyo Guddida Joogtada ah oo isku Khilaafay

Dowlada Thailand oo Maraakiib Dagaal Usoo Dirtay Xeebaha Dalka Somaliya

Ciidamada AMISON oo Fariisimo Cusub Ka samaystay Qaybo Ka Mid ah Magaalada Muqdisho

Ciidanka Amaanka Ee Wadanka Pakistaan oo Duqayn xaga Cirka Ugaystay Saldhigyo ay Lahaayeen Kooxaha Daalibaan

Kala Fadhiyadii Golaha Deegaanka Dagmada Galkacyo oo Maanta Furmay & Fadhiga Golaha Deegaanka oo Ku soo Idlaaday Buuq

Dowladda Yemen oo sheegtay ku dhawaad 40-qof oo tahriibayaal Somali ah in ay soo gaareen Xeebaha Dalkeeda

Dagaallo Goos-Goos ah oo maalintii 10-aad ka socda qeybo ka mid ah degmooyinka ku yaala magaalada muqdisho

Eeyo Raxan raxn u socda oo Dadka Ku Laayay Xadka Gobalka Hiiraan uu La Wadaago Dhulka Ismaamulka

Madaxweyne Siilaanyo oo Buriyay Balanqaadkiisii Furista Ururada Siyaasadda

Dowladda Ugand oo sheegtay in ay diyaar la tahay 10,000 akarteeda keyda ah oo ay usoo dirto Somaliya

Sh Xasan Daahir"Masuliyiinta Dowlada & Ciidamada AMISON Waxa ay Ku Heshiiyeen Xasuuqa Dadka Somaliyeed Ee Muslimiinta"

Duqayn & Dagaalo Xoogan oo Galay Todobaadkii Labaad oo Ka socda Magaalada Muqdisho

Ciidamo Itobiyaana oo Ka soo Gudbay Soohdinta somaliya ay La Wadaagto Itobiya

Shaqa la’aanta ka jirta Wadanka Mareykanka oo Saameyn ku yeelatay dadka Soomaalida ah

Xarakadda Shabaab Al-Mujaahidiin iyo dowladda KMG oo guulo ka sheegtay dagaalladii ugu dambeeyay ee ka dhacay caasimadda Somaliya ee muqdisho

C/qaasin Salaad Xasan oo Sheegay In uu Ka Yaabanyahay Xaalada Yaabka Leh Ee Ka Jirta Gayiga Somaliya

Dowlada Puntland oo Sheegtay Tastuurka Dalka In lagu Saleeyay Diinta Islaamka

Dowladu oo Ugu Baaqday Shacabka in aysan Guryahooda Ka soo Bixin Xili Laga Cabsi Qabo Al-shabaab Qaraxyo Ay Ka fuliso Goobaha Ay Ku Noolyihiin Dadka Rayidka

Muraayada Dalkeena Ee Muqdisho oo Maalintii Shanaad Marti Galisay Dagaalo & Duqaymo Lixaad leh

Garaad C/laahi Cali Ciid"Waxaan si Kulil Ucambaaraynaynaa Dagaalada ka dhaca Muqdisho"

Xildhibaan Boqore oo dowlada Ku eedeeyay In aysan waxba Ka Qaban Cabashooyinka Ka soo Yeeraya Barlamaanka Taasina Waa Mida Ka Liftay In Xildhibaano ka Tirsan Barlamaanka Lagu Dilo Muqdisho

Golaha Amaanka Ee QM oo Ka arinsanayo Sidii Loo Samayn lahaa Maxkamad Caalami ah oo La soo Taago Burcad Badeeda{Warbixin}

Xildhibaano Ka Tirsan Xukumada Somaliya ayaa Sheegay In Dowlada Kmg ay ku Fashilantay Sugida Aminga

Puntland Shalay Iyo Maanta

Maxamed Xasan Xaad"Waxaan Ku Baaqaynaa In Si Shuruud La'aana Lagu Joojiyo Dagaalada Ka Soconayo Muqdisho

Danjire Augustine "Qaraxyadaasi Waxa ay Yihiin Kuwa Lagu Dabar Jarayo Umada somaliyeed"

Xildhibaan C/laahi Ganay oo ka mid ahaa Xildhibaanada Barlamaanka somaliya oo Iscasilay

Wariye Barqad Cawaale oo Ahaa Agaasimaha Idaacada Xurmo oo Ugeeryooday Dhaawac ka soo Gaaray Dagaaladii Maanta

Madaxweynaha Somaliya oo Tacsi Udiray Eheladii ay ka geeryoodeen Xildhibaandii Ku dhintay Qaraxii Maanta Ka dhacay Hotelka Muno Ee Xamar

Muqdisho Maalintii Labaad Marti Galisay dagaalo Xoogan

QM ayaa Warbixin ay soosaartay Waxa Ay Ku Muujisay In ay sooroonaanayso Xaalada Bini"aadanimo ee Ka jirta Dalka somaliya

Xildhibaanadii Ku Dhintay Qarax Ismiidaamina oo Ka dhacay Magaalada Muqdisho & Xildhibaanadii Ku dhintay Qaraxa oo Magacyadoodii oo Lashaaciyay

Dagaal Xoogan oo Ka dhacaya Magaalada Muqdisho

Wasaarada Warfaafinta oo Ka Warbixisay Kulan Dhexmaray Raisil Wasaaraha & Qaar ka tirsan Golaha Wasiirada

Ku xigeenka Duqa Galkacyo"Duqa Magaalada Galkacyo Waxa uu Dhac bareera Ku Hayaa Hantida Dowlada Hoose Ee Magaalada Galkacyo"

Madaxweynaha Maamulka Hiiraan State oo Sheegay in Dadka reer Hiiraan Ay Taageersanyihiin Maamulka Hiiraan State & Mucaarad Markiiba Maamulkasi uu Yeeshay

Bank Moon oo Ku Baaqay In Dalka somaliya laga Dhiso maxkamad Caalami ah oo La soo taago Kooxaha Burcad Badeed

Kooxo Dablay ah oo Aan Haybtooda Lagaranayn oo Dil toogasha ah Maanta Barqanimadii ka Gaystay Magalada Bosasso

Abuukar Mardaadi"Kulanku Waxaa uu Ahaa Mid Lagu dhmaystirayay Heshiiskii ay Kol hore Gaareen Dowlada somaliya & ahlusuna Waljamaaca

Waxaa Soo badanayo Dilalka Ganacsatada somaliyeed Loogu Gaysanayo Wadanka Koonfur Africa