Maxkamad Ku Taala Dalka Ugandha oo markii Ugu Horaysay ay Ka soo Hor Muqdeen Rag lala Xiriinayo Qaraxyadii Gilgilay Kampla
Maxkamad ku taala dalka Uganda ayaa jimcihii shaley la soo taagay 3-Nin oo ku lagu eedyay falal ay kamid yihiin Argagixiso iyo Dil ay ka geesteen 11-bishan July qaraxyo ka dhacay magaalada Kampala oo ay ku geeriyoodeen 76-Qof
Wakaalada wararka Associated Press ayaa waxa ay qortay sedaxdan nin ay dhamaantood u dhasheen dalka Kenya waxana jimcihii ay ka soo muuqdeen maxkamad iyagoo logu eedeeyay 86-dambi oo ay ku jiraan sedax fal oo Argagixiso,dil 76-qof iyo isku day oo 10 mar dilal ay ku dhaqaaqeen.
Ragan ayaa la sheegay in aysan ka hadlin maxkamada ay ka soo muuqdeen,waxana la filayaa in maxkamad kale ay ka soo muuqan doonan bisha soo socota.
Police-ka dalka Uganda ayaa sheeg in 10-kale oo laga shakisan yahay in walli baaritaan ay ku socdaan
Si kastaba,Xarakadda Shabaab Al-Mujaahidiin ee dalka Somaliya ayaa sheegatay masuuliyadda qaraxyadii ka dhacay 11-kii bishan labo goobo oo laga daawanaayay ciyaartii kama dambeesta koobka kubadda cagta dunida ee dalka South Africa.
Xarakadda Shabaab Al-Mujaahidiin ayaa sheegtay in qaraxyadaasi uga aargudaayeen dhibtaadda ay ka geestaa Askarta nabad ilaa linta midowga Africa AMISOM ee muqdisho ku sugan wadamadda Uganda and Burundi.
Heshiiska TFG iyo SKA Air Logistics Qalinkii "Shakiib Dhowre"
Daadad Lixaad Leh oo Ku Dhuftay Waqooyi Barri Dalka Ethopia
Xukumada Turkiga oo Shaaca Ka qaaday In xiriirka Diblumaasi ay Ujarayso Xukumada Yuhuuda
Muraayada Dalkeena ee Muqdisho oo Ku waa Bariisatay Dagaalo & Duqaymo xoogan
Guurtida Somaliland oo fadhi maanta ka yeeshay muddo kordhinta Golayaasha Baarlamaanka iyo Deegaanka
R/Wasaare Sharmaake oo Kulamo Nayrobi Kula Qaadanaya Madax Ka Socota QM
Deeganada Puntland oo ay ku soo Badanayaan Dadka aaminsan Diinta Masiixiga
Dowlada Thailand oo Maraakiib Dagaal Usoo Dirtay Xeebaha Dalka Somaliya
Ciidamada AMISON oo Fariisimo Cusub Ka samaystay Qaybo Ka Mid ah Magaalada Muqdisho
Eeyo Raxan raxn u socda oo Dadka Ku Laayay Xadka Gobalka Hiiraan uu La Wadaago Dhulka Ismaamulka
Madaxweyne Siilaanyo oo Buriyay Balanqaadkiisii Furista Ururada Siyaasadda
Dowladda Ugand oo sheegtay in ay diyaar la tahay 10,000 akarteeda keyda ah oo ay usoo dirto Somaliya
Duqayn & Dagaalo Xoogan oo Galay Todobaadkii Labaad oo Ka socda Magaalada Muqdisho
Ciidamo Itobiyaana oo Ka soo Gudbay Soohdinta somaliya ay La Wadaagto Itobiya
Shaqa la’aanta ka jirta Wadanka Mareykanka oo Saameyn ku yeelatay dadka Soomaalida ah
C/qaasin Salaad Xasan oo Sheegay In uu Ka Yaabanyahay Xaalada Yaabka Leh Ee Ka Jirta Gayiga Somaliya
Dowlada Puntland oo Sheegtay Tastuurka Dalka In lagu Saleeyay Diinta Islaamka
Muraayada Dalkeena Ee Muqdisho oo Maalintii Shanaad Marti Galisay Dagaalo & Duqaymo Lixaad leh
Garaad C/laahi Cali Ciid"Waxaan si Kulil Ucambaaraynaynaa Dagaalada ka dhaca Muqdisho"
Xildhibaano Ka Tirsan Xukumada Somaliya ayaa Sheegay In Dowlada Kmg ay ku Fashilantay Sugida Aminga
Danjire Augustine "Qaraxyadaasi Waxa ay Yihiin Kuwa Lagu Dabar Jarayo Umada somaliyeed"
Xildhibaan C/laahi Ganay oo ka mid ahaa Xildhibaanada Barlamaanka somaliya oo Iscasilay
Muqdisho Maalintii Labaad Marti Galisay dagaalo Xoogan
Dagaal Xoogan oo Ka dhacaya Magaalada Muqdisho
Waxaa Soo badanayo Dilalka Ganacsatada somaliyeed Loogu Gaysanayo Wadanka Koonfur Africa

