Kooxo hubaysan oo Weerar Ku Qaaday Xarunta Xawaalada Qaran Ee Galkacyo

kooxo dablay ah oo hubaysan ayaa oirdhow Waxay werar ay ku qaadeen xawaalada Qaran Ee xarunta Magaalada galkacyo oo ku taalo bartamaha magaalada galkacyo,

waxaa inta la ogyahay dablaydaasi ay dileen hal ruux oo ahaa waardiyaha xarunta qaran galkacyo, waxaana sidoo kale dhaawac uu Ka soo gaaray Mid ka mid ah shaqaalaha xawaalada oo ku jiray gudaha xrunta, lama garaynayo sabhaba ka danbeya dhaca loo gaystay xawaalada qaran,

Mar qura Waxaa goobta soo gaaray Ciidanka Amaanka Ee magaalada galkacyo Masuuliyiinta Ugu saraysa gobalka Mudug, Waxaana ay iminka socda baaritaano lagu baadi goobayo kooxaha dablayda ah Ee dhaca Ugaystay xaruta xawaalada Qaran express,

Dablaydani ayaa waxaa la sheegay in ay ku hubaysnaayeen hubka fudud Ee looyiqaan bastooladaha,Waxaana dablayada huabysan ay gaarayeen Ilaa & 6 waxana wararka qaar ay sheegayaan in kooxahaasi ay ka imaadeen konfurta magaalada ee maamulka galmudug,

falkani ayaa ah Midkii Ugu horayay oo noocani Waxaana uu wado furantay uu unoqonayaa dhaca loo gaysto Xawaaladaha ku yaalo magaalada galkacyo Iyadoona dadka reer galkacyo ay aad uga yaabanyihiin falkaan oo ah fal layab leh uuna yahay markii ugu horaysay oo uu Ka dhaco magaalada galkacyo,





Dowlada Thailand oo Maraakiib Dagaal Usoo Dirtay Xeebaha Dalka Somaliya

Ciidamada AMISON oo Fariisimo Cusub Ka samaystay Qaybo Ka Mid ah Magaalada Muqdisho

Ciidanka Amaanka Ee Wadanka Pakistaan oo Duqayn xaga Cirka Ugaystay Saldhigyo ay Lahaayeen Kooxaha Daalibaan

Kala Fadhiyadii Golaha Deegaanka Dagmada Galkacyo oo Maanta Furmay & Fadhiga Golaha Deegaanka oo Ku soo Idlaaday Buuq

Dowladda Yemen oo sheegtay ku dhawaad 40-qof oo tahriibayaal Somali ah in ay soo gaareen Xeebaha Dalkeeda

Dagaallo Goos-Goos ah oo maalintii 10-aad ka socda qeybo ka mid ah degmooyinka ku yaala magaalada muqdisho

Eeyo Raxan raxn u socda oo Dadka Ku Laayay Xadka Gobalka Hiiraan uu La Wadaago Dhulka Ismaamulka

Madaxweyne Siilaanyo oo Buriyay Balanqaadkiisii Furista Ururada Siyaasadda

Dowladda Ugand oo sheegtay in ay diyaar la tahay 10,000 akarteeda keyda ah oo ay usoo dirto Somaliya

Sh Xasan Daahir"Masuliyiinta Dowlada & Ciidamada AMISON Waxa ay Ku Heshiiyeen Xasuuqa Dadka Somaliyeed Ee Muslimiinta"

Duqayn & Dagaalo Xoogan oo Galay Todobaadkii Labaad oo Ka socda Magaalada Muqdisho

Ciidamo Itobiyaana oo Ka soo Gudbay Soohdinta somaliya ay La Wadaagto Itobiya

Shaqa la’aanta ka jirta Wadanka Mareykanka oo Saameyn ku yeelatay dadka Soomaalida ah

Xarakadda Shabaab Al-Mujaahidiin iyo dowladda KMG oo guulo ka sheegtay dagaalladii ugu dambeeyay ee ka dhacay caasimadda Somaliya ee muqdisho

C/qaasin Salaad Xasan oo Sheegay In uu Ka Yaabanyahay Xaalada Yaabka Leh Ee Ka Jirta Gayiga Somaliya

Dowlada Puntland oo Sheegtay Tastuurka Dalka In lagu Saleeyay Diinta Islaamka

Dowladu oo Ugu Baaqday Shacabka in aysan Guryahooda Ka soo Bixin Xili Laga Cabsi Qabo Al-shabaab Qaraxyo Ay Ka fuliso Goobaha Ay Ku Noolyihiin Dadka Rayidka

Muraayada Dalkeena Ee Muqdisho oo Maalintii Shanaad Marti Galisay Dagaalo & Duqaymo Lixaad leh

Garaad C/laahi Cali Ciid"Waxaan si Kulil Ucambaaraynaynaa Dagaalada ka dhaca Muqdisho"

Xildhibaan Boqore oo dowlada Ku eedeeyay In aysan waxba Ka Qaban Cabashooyinka Ka soo Yeeraya Barlamaanka Taasina Waa Mida Ka Liftay In Xildhibaano ka Tirsan Barlamaanka Lagu Dilo Muqdisho

Golaha Amaanka Ee QM oo Ka arinsanayo Sidii Loo Samayn lahaa Maxkamad Caalami ah oo La soo Taago Burcad Badeeda{Warbixin}

Xildhibaano Ka Tirsan Xukumada Somaliya ayaa Sheegay In Dowlada Kmg ay ku Fashilantay Sugida Aminga

Puntland Shalay Iyo Maanta

Maxamed Xasan Xaad"Waxaan Ku Baaqaynaa In Si Shuruud La'aana Lagu Joojiyo Dagaalada Ka Soconayo Muqdisho

Danjire Augustine "Qaraxyadaasi Waxa ay Yihiin Kuwa Lagu Dabar Jarayo Umada somaliyeed"

Xildhibaan C/laahi Ganay oo ka mid ahaa Xildhibaanada Barlamaanka somaliya oo Iscasilay

Wariye Barqad Cawaale oo Ahaa Agaasimaha Idaacada Xurmo oo Ugeeryooday Dhaawac ka soo Gaaray Dagaaladii Maanta

Madaxweynaha Somaliya oo Tacsi Udiray Eheladii ay ka geeryoodeen Xildhibaandii Ku dhintay Qaraxii Maanta Ka dhacay Hotelka Muno Ee Xamar

Muqdisho Maalintii Labaad Marti Galisay dagaalo Xoogan

QM ayaa Warbixin ay soosaartay Waxa Ay Ku Muujisay In ay sooroonaanayso Xaalada Bini"aadanimo ee Ka jirta Dalka somaliya

Xildhibaanadii Ku Dhintay Qarax Ismiidaamina oo Ka dhacay Magaalada Muqdisho & Xildhibaanadii Ku dhintay Qaraxa oo Magacyadoodii oo Lashaaciyay

Dagaal Xoogan oo Ka dhacaya Magaalada Muqdisho

Wasaarada Warfaafinta oo Ka Warbixisay Kulan Dhexmaray Raisil Wasaaraha & Qaar ka tirsan Golaha Wasiirada

Ku xigeenka Duqa Galkacyo"Duqa Magaalada Galkacyo Waxa uu Dhac bareera Ku Hayaa Hantida Dowlada Hoose Ee Magaalada Galkacyo"

Madaxweynaha Maamulka Hiiraan State oo Sheegay in Dadka reer Hiiraan Ay Taageersanyihiin Maamulka Hiiraan State & Mucaarad Markiiba Maamulkasi uu Yeeshay

Bank Moon oo Ku Baaqay In Dalka somaliya laga Dhiso maxkamad Caalami ah oo La soo taago Kooxaha Burcad Badeed

Kooxo Dablay ah oo Aan Haybtooda Lagaranayn oo Dil toogasha ah Maanta Barqanimadii ka Gaystay Magalada Bosasso

Abuukar Mardaadi"Kulanku Waxaa uu Ahaa Mid Lagu dhmaystirayay Heshiiskii ay Kol hore Gaareen Dowlada somaliya & ahlusuna Waljamaaca

Waxaa Soo badanayo Dilalka Ganacsatada somaliyeed Loogu Gaysanayo Wadanka Koonfur Africa

Madaxweyne Shariif"Sudan Waxaan Uga mahadcelinaynaa Sida Ay Utaagayrayso In ladhiso Dowlad somaliyeed oo Sal adag"

Kenya Waxaa Lagu Eedeeyay in Si Qarsoodi ah ay Gacanta Ugalisay Ugandha 4 qof Looga shakisanyahay qaraxyadii Kampla

Maamulka Xarakada Al-shabaab Ee Gobalka Hiiran ayaa Gacanta Ku dhigay Gadiid Raashin Usiday Hay'ada Cunada Aduunka Ee WFB

Maamulka Gobalka Mudug oo Ka Warbixiyay Kulamo ay La qaateen Saraaiil Ka Tirsan Qaramada Midobey

Xildhibaanada barlamaanka Dowlada kmg ee Somaliya oo ansixiyay Warqodo ay Ku qoranyihiin Maamulka Gudiyada Barlamaanka

Gudiga Difaaca Suxufiyiinta Caalamka Ee CPJ oo Dowlada Puntland Ugu Baaqay In ay Siidayso Wariye C/fitaah Jaamac Mire

Golaha Wasiirada Thailand oo ansixiyay in Maraakiib Dagaal Loo soo Diro Gacanka Cadmeed

Wasiiru Dowlaha Arimaha Gudaha Ee dowlada Kmg Ee somaliya Waxaa uu Ka Warbixyay Howlgalo Ciidan oo ay Ka Wadeen Gobalo Badan oo Dalka ah

Mark Bowden"Waxaan Ka Walaacsanahay Isku dheelitir La,aanta Deeqaha Gar-gaarka Bini’aadinmo Ee Loogi talagay Somaliya & Baahida Ka jirta Dalka somaliya"

Ilaalada Xeebaha Dalka Yamen oo Gacanta ku Dhigay Tahriibayaal Ethopian ah

TACSI INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN c/xakiin Faarax Mire