SOOMAALIYEY WAA LA I DHUFAANAYAA W/Q Muxyadiin Xusseen Ciid

SOOMAALIYEY WAA LA I DHUFAANAYAA
W/Q Muxyadiin Xusseen Ciid

 

Waxa aya ahayd goor  barqa ah, goobtu waa wadamada qalaad mid ka mid ah, waa wadan ay ku nool yihiin qaxooti Soomaaliyeed oo iska dhiibay. Soomaalidii qaxday in ka mid ah waxa ay hore u wateen oo la qaxay dadkoodii qabay xanuunka dhimirka, inkalena qaxii ka dib ayay maryaha dhigatay, sababtu ha ahaato saameyntii nolasha cusub ee ay qaayibeen ama turanturooyinkii iyo qaharkii ay soo mareen, intaas waxa dheer in ayagu nolasha iskood uga haray ka dib markii ay galeen suuqa maandooriyaha. Qisadan hoose waa mid dhexmartay sadex ka mid dadkaa maanku doorsoomay, Waa Warsuge, Waayeel iyo Warfaa, oo ku sugan makhaaxida Moonlight, hadalkoodiina waxa uu u dhacay sidan,

Waayeel; yaa qaxwaha naga bixinaya saaka?

Warfaa; Anaa inoo haya lacage qaxwe kaliya maahane cunteeya hadaad rabtaan

Warsuge; Qaxwe kaliya ayaan rabaa angu

Waayeel; Aaway shaqaalihii dalabka qaadi lahaa

Shaqaalihii; Waakan dalabkiinaa, qaxwe iyo quraacdiiba.

Waayeel; Kaarkaas lacagta ka goosta

Hadii la quraacday, waayeel ayaa hadalkii u bilaabay oo yiri

Waayeel; Warfaa ma in aad naga tagtid baad rabtaa?

Warfaa; Haayoo cirbadaydii la igu dhufan jiray ayaanan tagin maalmahan oo ayadii ayaan doonanayaa

Waayeel: Waa la ba'ay!!! horta ma ogtihiin in an labadiinaba idin dhaamo, oo aan irbad la igu dhufan, aan waalnaado hadaan rabee?

Warsuge; Oo maxaa jira anigu irbadaas hadaanan ku socon ma anaa cagaha dhulka ku hayn lahaa, sidaada baan dawaafi lahaa magaalada oo dhan...hahahaha waa lagaa harsan waayay Waayeeloow,  sidii taksigii ayaa xiimaysaa afarta dhinac ee magaalada, aloow yaa saacad kugu xira kiilomitirkaa goysa xisaabisa, gaari kaa dheereeya waa la waayi lahaa HA HA HA

Warfaa Ha xauusin haduu naga dhaqaaqayaaye,

Waayeel; Waa runtiin dawaafkayga ayaa la ii qaataa, anigu wali reerkii ayaan la joogaa, irbadiina hadaan qaadan lahaa, ma anaa xaafada reerkiisa ka soo toosi lahaa, idinkase waxa aad ku jidhaan iyo meesha la idin marsiiyay ma idinkaa war u haya?

Warfaa Waa runtaa oo xaafad baad leedahay intaas ayaad na dhaantaa laakiin soo adigan fariisan la'a, oo sidii qorax wareegtadii har iyo habeen dhalanhoolk ku jira.

Waayeel; Ma ogtihiin labadiinaba in aad dhufaanan tihiin? Xaas iyo reer la idiinka rajo qabana ayan jirin....dhalandhoolkaas ayaa la ii qaataa mar hadaanan sidiina dhufaanayn

Warfaa Waa runnoo hamiba iskuma arag sidaan irbada u bilaabay

Warsuge; Aduun kalaan cayrsanaa maxaa xaas iyo reer na lug xirta noo soo arkay  HA HA HA

Warfaa: Warsugoow Waayeel waxbuu ogyahay,,,,, asagoo aad ogtahay oo labadayada naga sii shisheeya ayuu xaafad leeyahay......

Intuu uu Warfaa hadalka waday waxaaba soo hor istaagay gaarigii caafimaadka iyo askari la socda oo raadinaya Warfaa oo cirbadii uu qaadan jiray ka baxday waqtigii balanta loo dhigayna imaan waayay, Warfaa indhaha ayuu ku dhuftay qoladii raadinaysay, sheekadii afka ay ku hayeen ayaana ku rumoowday;Warfaa ayaan intuu sare u booday hal mar ku qayliyay cod dheer oo Soomaali ah, asagoo leh

Warfaa Aniga la i DHUFAANIMAYO

Waayeel iyo Warsuge, ayaa ka daba kacay oo leh

Warsuge iyo Waayeel: Warfaayoow ka carar yaan lagu dhufaanine

Warfaa, halmar ayuu dusha ka maray shaqaalihii caafimaadka iyo askarigii la socday, waxa uuna cararayaa laamiga, oo dukaamo soomaali ka agdhawaa, asagoo leh

Warfaa; ANIGA LA I DHUFAANIMAYO, ANIGA LA I DHUFAANIMAYO

Shaqaalihii caafimaadku ciidan degdeg ah ayay dalbadeen, ayaga oo la yaaban Warfaa, Waayo? maadaama dabeecadahan aan lagu aqoon, cirbadiisana asaga ayaa doonan jiray, waxa ayna u qaateen in xaalkiisii ka daray, marka irbadii ka dhamaatay.

Warsuge iyoWaayeel; Ma la qasbayaa hadii uu diiday in la DHufaano, Warfaayoow Diid in lagu dhufaano.

Warfaa: Yeelimayo in la i Dhufaano.

Waxaa goobtoo soo gaaray ciidankii degdeg ahaa waxa ayna laba dible u soo qabteen ninkii WARFAA ahaa, Warfaase qayluu afkii furtay asaga oo u qaylinaya Soomaalidii laga dhexqafaashay, kana codsanaya in ay ka qabtaan, waxaa hadalasiisii ka mid ahaa,

Warfaa; SOOMAALIYEEY WAA LA I DHUFAANAYAA, SOOMAALIYEEY WAA LA I DHUFAANAYAA, SOOMAALIYEEY WAA LA I DHUFAANAYAA,

Warsuge iyo Waayeel, ayaa ayaga oo daba socda waxa ay leeyihiin  WARFAA WAA LASOO DHUFAANAYAA....Maxaa loo qasbayaa hadii uu diiday in la Dhufaano.

Shaqaalihii caafimaadku waa kaxaysteen Warfaa, irbadiisii markii lagu dhuftayna waxa la yiri waa in la hayo, oo aan la siidayn ilaa laga hubsanayo. Mudo ka dib ayay is arkeen saaxiibadiis asagoo degan, tusbaxiisana wata,

Waayeel iyo Warsugase waxa ay leeyihiin;

Waayeel iyo Warsuge: Waa waa Warfaa oo la soo dhufaanay;

Warfaa; Waayeeloow waad na waashay nadaa, in lagu dhufaanaad u baahan tahay, wadanka aad ka fariisatide.

F;G, Qisadani waa mid ka mid ah dhibka soomalida soo gaaray, waana mid dhacday oo dhab, walow aanan rabin in aan xuso, wadanka iyo shaqsiyadka, balse waa wax in la tilmaamo mudan.

WQ MUXYADIIN XUSSEEN CIID
alcarab1@yahoo.co.uk





Blackened Waters of Somalia Abukar Arman,

Maanso: Mudane Kheyre V Musuqmaasuq oo ay dhexmartay dood micno badan.

DAALAA DHACA QATAR DAN UMA AHA SOOMAALIYA WQ Muxyadiin Ciid

Radical Ideas Muslims Celebrate In Ramadan Abukar Arman

Soomaali Hogaankay Eebe Haybsatay Yay Heshay FARMAAJO+KHEYRE = GUUL

Albaabka Adeega Caafimaadka Beljamka

Hogaan ama Garwadeen W/Q: Abdikadir Ibrahim Ahmed ( Kambale )

HARDANKA LOOGU JIRO HANASHADA SOOMAALIYA BY Abdulqaadir Ibrahim axmed

Allaha u naxariisto Xaydar Maxamed Maxamuud oo dhawaan ku geeriyoodey dalka Hindiya

Soomaalaay Qaranku Aw Cali oo kale ayuu u baahanyahay

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJACUUN Maamo Xaawo Farax Xasan Cade

EID MUBARAK DHAMAAN MUSLIMIINTA IYO SOOMAALIBA

Maqaal: Aragtida Dhimatay iyo Carabnimada Soomaalida

Salaantii Ciida oo ay is-dhaafsadeen Sultan Cabdalla iyo Boqor Burhaan.

Ramadan: Time for Muslim Rulers to Reflect on Ethical Governance

US on collision course with China in the Red Sea .ABUKAR ARMAN

Sultan Abdalla Bin Eissa held a meeting to review the developments on the ground and the importance of protecting the stability of the Almahra and Socotra

Shirweynaha Ururka Caafimaadka Xoolaha iyo FAO ee ka hortaga Cudurada Faafa uga qaybgalay dalka Ivory Coast(Sawirro)

ICRC: Activities in Somalia from January to December 2014

General Ahmed Qahtan " we declared that our against of joining Hathramout Federal Region. The Mehris has a right to decide their future and may have better options that are suitable for them".

Maansadii ISMA ORAN Muxyadiin Ciid 2007 dib u milicsi wacan

WASIIR SACIID CIID AYAA KA TACSIYEYNAYA GEERIDA EX-XILDH DAHIR KELLI IYO MUDANE CALI AXMED NUUR

Munaasabad uu xilka kula wreegay wasiirka cusub ee Wasaarada Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Mudane Saciid Xueen Ciid

Al-Haji Yaziin Xassan Ciid ayaa waxa uu ka tacsiyeynayaa Geerida ku tim RW Cumar Crashiid

Dr: Cabdulqaadir Cali Askar iyo Reer Cali Askarba waxa u tacsiu dirayaa Reer Cabdirashiid Cali iyo Reer Macalin Daahir

Dr Abdiweli Gaas oo ka tacsiyeeyay Geerida Xaajiyo Ruqiyo Macalin Daahir AUN

Wasiirka Xanaanada Xoolaha iyo Dhirta iyo Daaqa oo ka tacsiyeeyay Geeraida Xaajiyo Ruqiyo Macalin Daahir

Guud ahaan Reer Sharmaarke ayaa Tacsi u diraya RW Cumar Cabdirashiid Cali

TACSI:Xaajiya Ruqiya Macalin Daahir Cali Boss oo aheyd Hooyada R/W CUMAR Allaha u naxariisto

Dowladda Oman ” Waxaan diyaar u nahay xoojinta xiriirka nagala dhaxeeya Soomaaliya”. Jan 19, 2015

Tacsi Guuleed Maxamed Siyaad Barre Allaha u Naxariisto

Sultan Cabdalla Bin Ciise Al Cafraar oo ka tacsiyeeyay geeridii naxdinta laheyd ee DR Xassan Xaaji Al Cafraar

TACSI: DR: XASSAN XAAJI ABUKAR AL CAFRAAR OO LONDON KU GEERIYOODEY ALLAHA U NAXARIISTEE

Somalia to rewrite contracts in response to corruption concerns By Katrina Manson in Nairobi

SAADO: GEENYADII GALBATEY IYO HALAQII LABA AFLAHA (Qoraa sare:Muxyadiin Xuseen Ciid)

UK HOUSE OF COMMON: President Mohamud on the back foot while al-Shabaab attacks continue

Maansadii: Marinhabowga Qarannimo ee aan maalmaha XORIYADA U TIRYAY 1 JULAY 1960

American-Somali relations: What’s in the words? by Abukar Arman

TACSI: Macalin Abdi Jama Warsame (ALLAHA U NAXARIISTO) OO DHAWAAN GEERIYOODAY

YUU AHAA SULTAN ABDALLA BIN SULTAN ISSA AL AFRAR “MAHRA IYO SOQODRA”? QALINKII: Muxyadiin Xusseen Ciid 30/05/2014

QAYB KA MID SAWIRADII SULTAN ABDALLA BIN ISSE INTII UU KU SUGNAA PUNTLAND

المهرة اليوم - خاص استقبلت الجالية المهرية في الصومال السلطان عبدالله بن عيسى بن عفرير باكثر من سبعين سياره وكان على راسهم مشايخ قبائل المهرة ( بن نيمر + الجدحي + بن عتوني + السليمي + وبن عفرير ) وج

قبائل الدارود الصومالية تنصب ملكا جديدا

SAWIRADA CALEEMASAARKA BOQORKA DAAROOD

Security in Kenya Little law, less order Crime, terrorism and police abuse are all rising together

CAMDEN:Father of man stabbed to death in Camden Town street calls for peace

TACSI: REER SHIRE MAXAMUUD OO KA TACSIYEYNAYA GEERIDA MAAMA MARYAN

Daily Nation: How Somalia aid cash funds Al-Shabaab

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa uga mahadnaqay madaxda dalka Isutaga Imaadaarka Carabta

Car Bomb: President Hassan Sheikh Mohamud has called the UN envoy to Somalia to say he was not harmed during the attack, envoy Nick Kay has tweeted