Maansadii ISMA ORAN Muxyadiin Ciid 2007 dib u milicsi wacan

MAANSADII ISMA ORAN

Maansadaan waxaan curiyay 2007- Maantana waxa cad in ay waxbadan oo aan tilmaamayay waagaas ay hada wadax yihiin.


ISMA ORAN ADUUNKAAN

IBLEYSKII INKAARNAA

DUUL BAA ADEECIYOO

AMARADIISA UUN FULIN

 

ISMA ORAN ADUUNKAAN

AADMIGAA KARAAMADIIS

AYGA AY KA HOOSAYN

INTA LOO ABTIRIYO

 

ISMA ORAN ADUUNKAAN

ABTI IYO AWOOWIYO

ADEERIYO WALAALAA

ABLAYDA ISKU NACAYA

 

ISMA ORAN ADOOBAA

UBADKIISII UU DHALAY

AF LIBAAX INTUU DHIGO

OOHINTOODU AAN GUBAN

 

 

ISMA ORAN UMMAABAA

ILMAHEEDII AY DHASHAY

IBTA INTAY U DIIDO

DHALA UUN KU ABABIN

 

ANSE MAANTA WAXA ORAN

DUNIDAAN IDLAATAYE

RUUX WALBOWBA AAKHIRO

U ADEEGO JANADAA

 

ISMA ORAN ADUUNKAAN

XAARAANBAA UDEYGIYO

AMAAN GAARA MUDANOO

XALAASHUNA UFWEEYAAN

 

ISMA ORAN ADUUNKAAN

ARGAGAXIYO XUMAANTAA

MUSLIM LOO ASTAYNOO

ISLAAMNIMADAA EED NOQON

 

ISMA ORAN ADUUNKAAN

ILAYS IYO IFTIINBAA

INTA LAGA AROORO

MUGDI LAGU URURAYAA

 

ISMA ORAN ADUUNKAAN

AAYADIHII QUR?AANKAA

LOO ADEEGSAN DANO?OO

NINBA AMUUR KUDAABAKHI

 

ISMA ORAN ADUUNKAAN

ASLUUBTIYO AQOONTII

EDEBTIYO AKHLAAKHDII

ALHUMAABA LABA ORAN

 

ANSE MAANTA WAXA ORAN

DUNIDAAN IDLAATAYE

RUUX WALBOWBA AAKHIRO

U ADEEGO JANADAA

 

ISMA ORAN ADUUNKAAN

AKHYAARTII LAHEYDBAA

IIB KU RAADINAYSOO

ANFAC UU HODAAYAA

 

ISMA ORAN ADUUNKAAN

MIDNIMAA LA EEDAYN

KALIBAA ISTAAHILA

OLALHEEDU MEEL MARI

 

ISMA ORAN ADUUNKAAN

SOMALIBAA ADOONSIGII

U ILMAYNIN OO DAYI

AAYAHOOD INTUU LUMO

 

ISMA ORAN ADUUNKAAN

UMADEENII SOOMAAL

DAMIIRKAA IDLAANOO

IIMAANKAA GUBNOOD NOQON

 

ISMA ORAN ADUUNKAAN

QABYAALADIYO EEXBAA

ALALAASBA MUDANOO

LAGU WADA ADIMAYAA

 

ANSE MAANTA WAXA ORAN

DUNIDAAN IDLAATAYE

RUUX WALBOWBA AAKHIRO

U ADEEGO JANADAA





Albaabka Adeega Caafimaadka Beljamka

Hogaan ama Garwadeen W/Q: Abdikadir Ibrahim Ahmed ( Kambale )

HARDANKA LOOGU JIRO HANASHADA SOOMAALIYA BY Abdulqaadir Ibrahim axmed

Allaha u naxariisto Xaydar Maxamed Maxamuud oo dhawaan ku geeriyoodey dalka Hindiya

Soomaalaay Qaranku Aw Cali oo kale ayuu u baahanyahay

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJACUUN Maamo Xaawo Farax Xasan Cade

EID MUBARAK DHAMAAN MUSLIMIINTA IYO SOOMAALIBA

Maqaal: Aragtida Dhimatay iyo Carabnimada Soomaalida

Salaantii Ciida oo ay is-dhaafsadeen Sultan Cabdalla iyo Boqor Burhaan.

Ramadan: Time for Muslim Rulers to Reflect on Ethical Governance

US on collision course with China in the Red Sea .ABUKAR ARMAN

Sultan Abdalla Bin Eissa held a meeting to review the developments on the ground and the importance of protecting the stability of the Almahra and Socotra

Shirweynaha Ururka Caafimaadka Xoolaha iyo FAO ee ka hortaga Cudurada Faafa uga qaybgalay dalka Ivory Coast(Sawirro)

ICRC: Activities in Somalia from January to December 2014

General Ahmed Qahtan " we declared that our against of joining Hathramout Federal Region. The Mehris has a right to decide their future and may have better options that are suitable for them".

WASIIR SACIID CIID AYAA KA TACSIYEYNAYA GEERIDA EX-XILDH DAHIR KELLI IYO MUDANE CALI AXMED NUUR

Munaasabad uu xilka kula wreegay wasiirka cusub ee Wasaarada Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Mudane Saciid Xueen Ciid

Al-Haji Yaziin Xassan Ciid ayaa waxa uu ka tacsiyeynayaa Geerida ku tim RW Cumar Crashiid

Dr: Cabdulqaadir Cali Askar iyo Reer Cali Askarba waxa u tacsiu dirayaa Reer Cabdirashiid Cali iyo Reer Macalin Daahir

Dr Abdiweli Gaas oo ka tacsiyeeyay Geerida Xaajiyo Ruqiyo Macalin Daahir AUN

Wasiirka Xanaanada Xoolaha iyo Dhirta iyo Daaqa oo ka tacsiyeeyay Geeraida Xaajiyo Ruqiyo Macalin Daahir

Guud ahaan Reer Sharmaarke ayaa Tacsi u diraya RW Cumar Cabdirashiid Cali

TACSI:Xaajiya Ruqiya Macalin Daahir Cali Boss oo aheyd Hooyada R/W CUMAR Allaha u naxariisto

Dowladda Oman ” Waxaan diyaar u nahay xoojinta xiriirka nagala dhaxeeya Soomaaliya”. Jan 19, 2015

Tacsi Guuleed Maxamed Siyaad Barre Allaha u Naxariisto

Sultan Cabdalla Bin Ciise Al Cafraar oo ka tacsiyeeyay geeridii naxdinta laheyd ee DR Xassan Xaaji Al Cafraar

TACSI: DR: XASSAN XAAJI ABUKAR AL CAFRAAR OO LONDON KU GEERIYOODEY ALLAHA U NAXARIISTEE

Somalia to rewrite contracts in response to corruption concerns By Katrina Manson in Nairobi

SAADO: GEENYADII GALBATEY IYO HALAQII LABA AFLAHA (Qoraa sare:Muxyadiin Xuseen Ciid)

UK HOUSE OF COMMON: President Mohamud on the back foot while al-Shabaab attacks continue

Maansadii: Marinhabowga Qarannimo ee aan maalmaha XORIYADA U TIRYAY 1 JULAY 1960

American-Somali relations: What’s in the words? by Abukar Arman

TACSI: Macalin Abdi Jama Warsame (ALLAHA U NAXARIISTO) OO DHAWAAN GEERIYOODAY

YUU AHAA SULTAN ABDALLA BIN SULTAN ISSA AL AFRAR “MAHRA IYO SOQODRA”? QALINKII: Muxyadiin Xusseen Ciid 30/05/2014

QAYB KA MID SAWIRADII SULTAN ABDALLA BIN ISSE INTII UU KU SUGNAA PUNTLAND

المهرة اليوم - خاص استقبلت الجالية المهرية في الصومال السلطان عبدالله بن عيسى بن عفرير باكثر من سبعين سياره وكان على راسهم مشايخ قبائل المهرة ( بن نيمر + الجدحي + بن عتوني + السليمي + وبن عفرير ) وج

قبائل الدارود الصومالية تنصب ملكا جديدا

SAWIRADA CALEEMASAARKA BOQORKA DAAROOD

Security in Kenya Little law, less order Crime, terrorism and police abuse are all rising together

CAMDEN:Father of man stabbed to death in Camden Town street calls for peace

TACSI: REER SHIRE MAXAMUUD OO KA TACSIYEYNAYA GEERIDA MAAMA MARYAN

Daily Nation: How Somalia aid cash funds Al-Shabaab

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa uga mahadnaqay madaxda dalka Isutaga Imaadaarka Carabta

Car Bomb: President Hassan Sheikh Mohamud has called the UN envoy to Somalia to say he was not harmed during the attack, envoy Nick Kay has tweeted

Insight - Graft allegations test West's ties to Somali president (REUTERS)

Somalia president dismisses US criticism

SAWIRADII AASKA MARXUUM A/RISAQ HAJI HUSSEIN ALLAHA U NAXARIISTEE

TACSI ALCARAB HALYEEY ABDIRIZAK HAJI HUSSEIN iyo Dr ABDI ASIS NUR HIRSI ALLAHA U NAXARIISTO

Somalia’s other pirates – the telecom companies and remittance companies

ALCARAB HAMBALYO MADAXWEYNAHA CUSUB EE PUNTLAND