Tacsi

innaa liLlaahi wa inna raajicuun

Tacsi:Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajacuun

 

Abdirahman tahlil

INNAA LILAAHI WA'INAA LAYHI RAAJACUUN waxaan halkaan tacsi tiiraanyo leh uga diraynaa, angoo ah dhamaan beesha mehri ee dagan Washington USA dhamaan eheladii iyo qaraabadii ay ka geeriyootay Allaha u naxariistee Naciimo maxammed macalin dahir, waxaan leenahay illahay haka waraabiyo Janatul Fardowsa intii ay ka geeriyootayna Rabbi samir iyo iimaan hakasiiyo...

Aamin Aamin

Guled Farax-Sayid Boss

Waxaan jeclaanlahaa in aan tacsi gaarsiiyo dhammaan familkeeyga iyo qaraabadeeyda. Waxaan ka xumahay geerida ku timid eedadeey Naciimo Maxam'd Macalin-Dahir Cali-Boss. Fadlan tacsidaan iga gaarsiiya familkeeyga.

Thank you.

Ilaahow addunka iyo aakhirada noo wada hagaaji, Aamiin
rabbanaa
quran