Hambalyo iyo bogaadin ku socota Isimada Gobalka Bari by DR Yusuf Isse

Waxaan leeyahay hambalyo Isimada Gobolka bari marka laga reebo Isamada soo jireenka ah ee Calisaleban,Cismaan maxamuud, Dishiishe iyo Calijibarhiil waxaan ahaa mid kasoo horjeeda in lasameeyo Isimo cusub.

 

Waxaanse maanta ii cadaatay in isimada cusub hadafkii loo sameystay la gaaray ayna ku saxsanaayeen hadafkii loo abuuray markaan ogaaday in Dastuurka Puntland qalad yahay madaama uusan ku xusneyn in la ilaaliyo xuduuda iyo xuquuqda muwaadinka Reer Puntland,marka si bareer ah oo geedgabasho lahayn ugu soo duushey Dawlada Ethiopia magaalada Buuhodle oo kamida Dhulka Puntland ayna ugeystay Shacabkeeda xasuuq ,garadaradaas oo Ethiopia ku taagerayso Ismaamulka Somaliland,balse Dawlada Puntland si daciifnimo kujirto ay uga jawaaben ashkhaas ka tirsan Dawalada puntland iyadoo wajib ahayd iney ka hadlaan

 

Madaxweynaha ,Madaxweyne ku xigeenka iyo Gudoomiyaha Barlamaanka ayna isla markaas ahayd sida ugu dhaqso badan iney lagaraan gurmad ciidan iyo mid Cafimaad muwaadiniinta lagu xasuuqay Buhuudle sida cad ee is gashaanbuureysiga ah ee gooni goosadka Somaliland iyo Dawlada Ethiopia.

 

iyadoo madaxweynaha isku mashquuliyey shirka istanbuul isagoo dhulkiisa lasoo weeraray,madaxweyne kuxigeenka oo ku mashquulsan aqoon isweydaarsi iyo gudoonka oo afkiisa xirtay, mawaxey sugayaan in sidaa mid lamida lagu soo qaadayo Garoowe.

 

Buuhodle wey guuleysan waxaana shaki iiga jirin in Gobolada SSC ay ka laaban doonan ama ka fiirsan doonaan kamid ahaanshaha Puntland taasna waxaa eededa iska leh sadex qof ee ugu sareeya Dawlada iyo Wasiiradooda waa in Tariikhda lagu xusaa lagana dhigtaa cashar lama ilawaan ah iyadoo hadana ficilka ku haboon laga qaadanayo waxaan leeyahay isimada isu taagay iney saxaan Maamulkan iyo tageerida SSC ineysan ka daalin laba jibaarana ficilkooda.

 

 

Mahadsanid

DR Yusuf issa



Maqaal: Tafaraaruqaan iyo kala daad sanaantaan baahday xagay salka ku haysaa?

RAXAN KA REEBEEY ALIF WAX MALEH IYO WAALEEYAHAY KALA DAAYA

Bashiir Yusuf: Soomaaliya iyo carbis

Caalim Caalamka wareegaya shiddo la’aan iyo ardaygiisii aan godkuu galaba ku badbaadayn? Suldan Garyare

FARIINI WAA QAAN SOOMAALIYEEY "BY YUUSUF BASHIIR"

SOOMAALIYA MA XOR BAA MISE WAA MAXMIYAD HOOS TIMAADA QARAMADA MIDOOBAY (TRUSTEESHIP COUNCIL OF THE UNITED NATIONS)?

Heshiiska TFG iyo SKA Air Logistics Qalinka (Shakib Dhowre)

Hay’adda Cuntada Adduunka ee WFP Maxay Tahay Shaqadeedu? (QAYBTII SADDEXAAD.

Hay’adda Cuntada Adduunka ee WFP Maxay Tahay Shaqadeedu? (QAYBTII LABAAD)

Hay’adda Cuntada Adduunka ee WFP Maxay Tahay Shaqadeedu (Qaybta 1aad)By Suldaan Garyare

Faallo:- Nabad la’aanta ka jirta dalka Soomaaliya waxay salka ku haysaa dhul kala sheegashada iyo Sed-bursiga Soomaalida.

Ileyn Nimaan Xishoon Dagaal Xeeli Kama Heyso: Suldaan Garyare

DUULAN GALGALA MISE FASHILAAD FAROOLE.‏ (Qalinkii Xassan Carab)

RAAFKA DADKA KA SOO JEEDA K/SOOMAALIYA TALAABO KHALDAN

CALANKEENU LEBEIS MIYUU GALAA IYO ISTUSTUS!

Kaynaan, Kali Kaabay kaalin la wada gabey "1 By Bashiir M. Xersi."

The Roots of the Islamic Conflict in Somalia by Dr Baadiyoow

Puntland! Sidee Xega loo Xagta oo Ilka Unabad Galaan. Maqaal Puntlander

Ma tanaa Turkigiina Baqal usoo fuulay .‏Qore-Xassan Carab

Puntland Iyo Cadaalada By Dr: Yusuf Issa

Urur Diimeedkii Ahlu Sunna Wal Jamaaca oo noqday xero doofaar ku soo xoomay oo xaalkeed Ilaah wax ka ogyahay

Wiil 11sanojir ah uu sababay IN haweenay Gaalo ah Muslimiyo

Magac u Yaallo mise Mansib u Yuurarayaal?!.

Soomaaliya ma argagaxisaa joogto? Dr:Yusuf Essa

Qiso Cajiib ah – Dagaal Waa Tab iyo Xeelad

Maxaa diyaaradihii Yurub fadhiisiyay? Cibra qaadasho la xidhiidha Falkaanaha Iceland?

13 jirbaan ahaa goortaan Ogaaday in layna gumeysto waxay ahayd markaan la kulmay 2 qiso oo iyaab galiyaya.

Taariikh Muhiim ah oo ku saabsan dagaalkii 77 ee dhexmaray Soomaaliya iyo Itoobiya

Shirka Addis Ababa iyo Shuyuukhda Ahlusunna.