Waxaa Somalia soo maray Jamhado sida USC,SNM,SSDF iwm kuwaas oo uhorseeday Somalia dhibaato iyo burbur weligeyna ma maqlin waxey ahaayen Argagixiso xaqiiqaduse waxey ahaayen Argagixiso waayo Somalida ayey ku ahaayen Argagixiso balse Calaamkau dankama lahayn,Waxaa nasoo maray Qabqable Dagaal wey ka darnaayen Jamhadahii dhibkii ay Somali gaarsiyeen Calamkuna ma dhehin waa Argagixiso waayo dhib kuma hayso oo Somalida ayey Argagixiso ku yahiin.

 

waxaa nasoo maray Jamhado Diimed sida Xisbul Islaam,Alshabaab iyo Kuwa sheegtay Ahlusuna( Magac Qaldan)marka Calamka waxey dheheen Alshabaab waa Argagixiso Groupka Ahlusuna iyaga waxaa la yiri waa Xabiib oo Dawlada Islaamka ee Sheriifka la heshiiya (Xagee lagu arkay Dawlad Islaam ah oo Gaalo soo dhisto),Aniga halkaas Tusaale baa iiga baxay in Alshabaab xaqa ku taagantahay waayo Gaalo ma jeclaaneyso kuwa Alle Rumeeyey Misna ku taagan jidka Saxda ah,hadaba Somali iyaga maxaa ku dhacay waa kuwan Gaalada kadaba hadaaqaya oo adeecaya cidii ay dhehaan jeclaada cidey nacaana nacaya,waxaa cajiiba Somalida dibadaha jooga iney aad uga cabsadaan iney Alshabaab tageeran qodobadan  hoos kuqoran Alshabaab waxey muteysteen in la tageero.

 

1. Waxeynu isku dilnay siyaasad ku tiirsan Qabiil ,taas Alshabaab mowqif adag ayey ka qaadatay,maadama aynaan ubisleyn Siyaasad oo kuwii na dilayey isbaarada noo dhiganayey,Culimada dhiibayey,Musumaasuqa abahiis ahaa madax ka dhigano iyo dadka noogu sharaf badan oo talada la weydiiyo.

 

2.Waxeynu Nahay kuwo Muslin ah hadana waxba ka faaidin oo isu dilaya Qabiil Quuta Qaadka ,soo waarida Cunada iyo Daawada dhacday aana isu naxariisan.

 

3. Waxaa ina hortaagan Damiino weliba tuugo ah oo Masaakiintena ku qaraabta waxeyna gaaren in Caalamku yiraahdo Wasiirada iyo Barlamaanka waxey ka ganacsadaan Visayaasha waana arin dhab ah oo been abuur maaha.

 

4.Waxaa ina hortaagan inaan isu nimaadno Dawlado inaka leh siyaasado fogfog sidaan anagu  ku micneyno Patrol,strategy,Islam naceyb,iyo Hay a'do ka baaycmushtara Dagaalkeena iyo Qaaxotinamdeena  ayna kow katahay WFP ICRC .

 

5.Waxeynu Calamka geynay foolxumo,sida Xishood la'aan,Been aan xad lahayn ilaa laga dhehay caruurta Boy freind baa dhalay oo Gaaladii Diinta islaamka u fahmeen in Sinada banan tahay.

 

6.DFKM waxey intaas ku jirtaa safaro waana dhaqaale raadis welibana waxey raadinayaan waa jeebkooda ee maaha wax Umadda soo gaaraya waad aragtaan Labada Sheriif sidey isu daba socdaan,marka wey iska cadahay lacag urursi bey ku jiraan iyo Jidkii GEEDI.

 

7.Geneva waxaa laga yiri Nimankan 3km bey xukumaan Shicibna uma warhayaan waayo weligood ma tegin Dhadhaab,xagardheer,Ceelasha Biyaha,Jaxiima ilaah baan idinku dhaarshe waa Masuuliyiin sidee ah? Maanta bey dibadaha kasoo noqon laba Asbuuc kadibna Sucuudiga bey aadin,mise waxey is leeyahiin ugooya madfac haboow ah waa intaaso kusoo dhacaa Madaxtooyada,idinku dhac insha alah suu Masaakintaba wuu ku dhacaaye.

 

8.Alshabaab waa Culimo Salaada ooga,Fuxshiga iyo dunuubtana la dagaalama sida Shirkiga, Sinada, Khamriga, Qaadka, hadana Sekada ururiya Masaakiintana u qeybsha,hadaba Qabiil Qurba jooga(Qurbe joogta) maxaa udiiday iney Aduunweynaha usheegto Alshabaab waa Jamhad Somaliyed una taagan mideynta iyo xoreynta Somaliyeed,mise Somalida ayaa lagu dhexjiraa oo Sanadahii badnaa oo Dibada la jirey munaafaqiin baa loo badanyahay,mise xaaran baa lacunoo baadilkaa la jecelyahay.

 

9.Uk baa casuntay Sheikh sheriif soow maahayn Habarta iyo Odagaa inlagala hadlo mise dan Somaliyeed baa loo casumay? maxaa 15 mintutes loogu qaraj gareeyey soow qiimo la'aan maaha, Cidnarabta majirto aan Alle SWt unoqono oo awalba laba kuma lulaynine Dawladna 20 sano beynu raadineynaaye Alle SWT aan barino iska saarno hay'adaha oo dhan,Wadankii aan ku noqono,Siyaasada iyo Qabiilkana aan dhaafno nimankaasna haloo dhaafo talada hana la taagero sidii Darood C/laahi Yusuf utageeray Hawiyena Sheikh Sheriif utaageray, Hawiye+ Darood ha utageeran Abumansuur Roobow si atleast jiilkii qaraabka ahaa ee C/laahi ugu weynaa sheikh Sheriifna ugu yaraa meesha ugabaxaan aan ku mintidno Alshabaab waxaan waa Aduunyo galaba waa cayn haddii Alle doono SWT kitaabka baan isku dhaqeynaa USA na wey nataageri ee Qabiil Qurbe joogow halmar isu hiiliya Tusaalena waa AFGOOYE ILAA KISMAAYO NABAD bey Baaburta ku martaa bal fiiri nimacadaas,soow gacanteena kuma keensan ma AMNISOM baa keentay mise Amxaaro, Wiilal yaryar baa keenay oo Somaliyeed Dawlada iyo AMNISOM waxey fadhiyaan 3km bal duligaas fiiriya,AMNISOM Dadkii dhameeye ee halaga banaan baxo oo Wadankeena hanooga baxaan nimankan waa Mushaharo raadis dan inagama leh ,xataa dantooda baa ku jirta iney madaafiicda ridaan.

 

10.Sheikh sheriif markii lacayriyo waxaa isa soo sharaxaya,GEEDI,FAROOLE,RIYAALE,A.C/SALAAN,N.CADE side uaragtaan Groupkan waxey ku dhaarten iney Gaalada unoqdaan kuwo adeeca,marka kuwaas miyaan tageerna mise Alshabaab.

 

Koley aniga waxaan qabaa in Alshabaab la taagero,lana dhehin waa Argagixiso(kelmadaan hadalka Islamka maaha) Caalamku aqoonsanmaayo waxii Alle SWT qadaro baa soconaya

Mahadsanidin

Dr Yusuf issa